Dowladda Soomaaliya oo kordhisay qiimaha Xajka lagu tagayo sannadkan (Akhriso)

Wasaaradda Awqaaft iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sannadkan kordhisay lacagta laga qaadayo dadka doonaya in ay sannadkan soo gutaan waajibaadka xajka. Guddiga tartanka adeega xajka ee wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ayaa shaaciyay in sannadkan is bedel ku yimid qiimaha ku baxaya dadka doonaya in ay soo xajiyaan. Qoraal kasoo baxay guddigan ayaa lagu … Continue reading Dowladda Soomaaliya oo kordhisay qiimaha Xajka lagu tagayo sannadkan (Akhriso)